Home » Maxaa Cusub » Kooxda Arsenal Oo Xagaagan Iska Fasixi Doonto Ugu Yaraan 8-Xidig Oo Emirates Caan Ka Ah

Kooxda Arsenal Oo Xagaagan Iska Fasixi Doonto Ugu Yaraan 8-Xidig Oo Emirates Caan Ka Ah


Rosicky

The Metro ayaa sheegay in kooxda Arsenal ay xidigo badan garoonka Emirates ka diri doono xagaagan ka hor inta aysan saxiixyo muhiim ah sameynin.

Hadaba macalin Arsene Wenger iyo maamulka Arsenal ayaa isku raaceen in ugu yaraan 8-cayaaryahan kooxda laga diro kuwaas oo loo arko inaysan muhiim u ahayn kooxda.

Hadaba xidigaha Waqooyiga London laga diri doono waxaa ka mid ah:

Theo Walcott

Tomas Rosicky

Abou Diaby

Mathieu Flamini

Carl Jenkinson

Joel Campbell

Ryo Miyaichi

Mikel Arteta

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>