Home » Maxaa Cusub » Kooxda Arsenal Iyo Kulamada Ay Xagaagan U Diyaar Garoobi Doonto Xili Cayaareedka Cusub 2015/16

Kooxda Arsenal Iyo Kulamada Ay Xagaagan U Diyaar Garoobi Doonto Xili Cayaareedka Cusub 2015/16


arsenal-15-16-home-kit

Macalin Arsene Wenger iyo kooxdiisa xili cayaareedka cusub hami weyn ayay ka qabaan madaama ay kooxdan xili cayaareedkii dhawaa ku guuleestay FA Cup sidoo kalena ay kaalinta 3-aad EPL ka gashay.

Gunners-ka dhawaan waxay la saxiixdeen goolhaye Petr Cech waxaana la sadaalinaa in xili cayaareedka dambe ay ka mid noqon doonto kooxaha sida weyn loogu sadaalinaayo inay EPL ku guuleesan doonto.

Hadaba waxaan diin heynaa kulamada saaxiibtinimo oo ay Arsenal cayaari doonto xagaagan sidoo kalena ay ugu diyaar garoobi doonto xili cayaareedka 2015/16.

Fadlan hoos kaga bogo kulamada xiisaha badan ee Arsenal cayaari doonto ee tijaabada ah:

July 15: Singapore XI Vs Arsenal (Barclays Asia Trophy – Singapore National Stadium, Kallang)

July 18: Everton ama Stoke Vs Arsenal (Barclays Asia Trophy – Singapore National Stadium, Kallang)

July 25: Lyon Vs Arsenal (Emirates Cup – Emirates Stadium)

July 26: Wolfsburg Vs Arsenal (Emirates Cup – Emirates Stadium)

August 2: Chelsea Vs Arsenal (Community Shield – Wembley Stadium)

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>