Horyaalka England waa horyaal ay marwalbo usoo shaqo tagaan xirfadlyaasha aduunka ugu wanaagsan sidoo kalena koox walbo waxay laacibiin kasoo iibsataa dhamaan daafaha caalamka.
Hadaba waxaa daaha laga qaaday xidigaha qaarada Afrika kasoo jeedaan kuwooda ugu fiican ee horyaalka England kasoo muuqdeen.
Dabcan xidigahan ayaa lagu qiimeeyay mid walbo wacdaraha uu horyaalka England ka dhigay iyo guulaha u kooxdiisa u horseeday.
Fadlan hoos kaga bogo kooxda ugu fiican ee Afrika kasoo jeedaan ee horyaalka England kasoo muuqdeen:
Goolhaye: Bruce Grobbelaar (Liverpool)
Daafaca: Lauren (Arsenal), Lucas Radebe (Leeds United), Kolo Toure (Arsenal/Man City/Liverpool), Celestine Babayaro (Chelsea)
Khadka dhexe: Jay-Jay Okocha (Bolton), Michael Essien (Chelsea), Yaya Toure (Man City), Steven Pienaar (Totteham/Everton)
Weerarka: Yakubu Aiyegbeni (Portsmouth/Middlesbrough/Everton/Blackburn), Didier Drogba (Chelsea)