Home » Horyaalada » Bundesliga » Koox Laga Sameeyay Xidigaha Ugu Tayada Wanaagsan Ee Xagaagan Kooxaha Yurub Heshiis La Gaareen

Koox Laga Sameeyay Xidigaha Ugu Tayada Wanaagsan Ee Xagaagan Kooxaha Yurub Heshiis La Gaareen


 New-Signings-XI-formation-tactics

Horyaalada kala duwan ee qaarada Yurub dhawaan ayay bilaaban doonaan waxayna kooxaha intooda badan gacanta kusoo dhigeen xidigaha ay aaminsan yihiin inay awood dheeraad ah kusoo kordhin karaan, sidaa darteed waxaan idiin heynaa macluumaad ku saabsan koox laga sameeyay xidigha ugu tayada wanaagsan ee ilaa haatan suuqa Yurub lagu kala iibsaday, dabcan laacibiin farabadan ayaa lala saxiixday balse kuwooda ugu muhiimsan ayaa lasoo xulay waxaana laga sameeyay hal naadi, hadaba hoos kaga bogo:

Goolhaye: Neylor Navas (Real Madrid)

Daafaca: Dejan Lovren (Liverpool), Filipe Luis (Chelsea), Bacary Sagna (Manchester City), eremy Mathieu (Barcelona)

Khadka dhexe: Ivan Rakitic (Barcelona), Toni Kroos (Real Madrid), James Rodriguez (Real Madrid)

Weerarka: Alexis Sanchez (Arsenal), Luis Suarez (Barcelona), Robert Lewandowski (Bayern Munich)

Xidigo Mudnaayeen Liiskan Lagu daro balse laga tagay:

Cesc Fabregas (Chelsea), Diego Costa (Chelsea), Andre Herrera (Man United), Lazor Markovic (Liverpool) iyo kuwo kale


Close