Horyaalada kala duwan ee qaarada Yurub waxaa ka cayaaraan xidigo aad u dhalin yar kuwaas oo leh farsamo iyo tayo heer sare ah sidoo kalena lagu tilmaamo inay mustaqbalka inay kubada cagta magac iyo guulo ka gaari doonaan hadaba dhawaan waxaa lasoo saaray koox ka kooban 11-cayaaryahan kuwaas oo haatan wacdaro ka dhigayaan horyaalada kala duwan ee Yurub da’dooda ka hooseyso 22-sano waxaana kooxdan lagu soo xushay qiimeyn lagu sameeyay cayaaryahan walbo waxqabadkiisa muuqdo, hadaba yaa ka mid ah kooxdan dhalinta wanaagsan, waxaana suura gal ah in qaar ka mid ah mustaqbalk ay noqdaan cayaaryahanada aduunka ugu wanaagsan:
Goolhaye: Thibaut Courtois: (Atletico Madrid) balse Chelsea ayaa milkiyadiisa leh
Daafaca: Lucas Digne (PSG), Raphael Varane (Real Madrid), Marquinhos (PSG), David Alaba (Bayern Munich)
Khadka dhexe: Paul Pogba (Juventus), Jack Wilshere (Arsenal), Julian Draxler (Schalke), Mario Gotze (Bayern Munich)
Weerarka: Isco (Real Madrid), Neymar (Barcelona)
Waxaa Aqrisay: (908)
Mogadishu - Somalia
Xaaji
November 18, 2013 at 11:33 AM
Line Up For Young Talented Player In Europe 2013 to 2014 1)Degea (Man Utd) 2)Rafael de Silva(Man Utd) 3)Gibbs (Arsenal) 4)Nastasic (Man City) 5)Klass (Chelsea) 6)Van ginchell (Chelsea) 7) Januzaj (Man Utd)8)thiago 9) Shuarle (Chelsea) 10)Oscar (Chelsea) 11) juan Mata (Chelsea)