Home » Horyaalada » La liga » Karim Benzema Iyo Hantida Uu Leeyahay Maxaa Kala Socotaa?

Karim Benzema Iyo Hantida Uu Leeyahay Maxaa Kala Socotaa?


Karem

Weeraryahanka xulka France iyo naadiga Real Madrid wuxuu ka mid yahay shaqsiyaadka qaarada Yurub ugu caansan sidoo kalena waa gool dhaliye la isku haleen karo waxaa intaas usii dheer in weeraryahankan uu xayeysiin badan sameeyo sidoo kalena daqli badan sanad walbo kasbada sidaa darteed Benzema xogtiisa gaarka ah ayaan idiin heynaa maanta, fadlan hoos kaga bogo macluumaadka weeraryahankan oo dhameestiran:

Hantida uu heesto: $30 Million

Xiliga uu dhahay: December 19, 1987

Goobta uu ku dhashay: Lyon, France

Mushaarka sanadlaha: 5 million EUR (2012)

Da’diisa: 26 sano

Guulihii Ugu Muhiimsanaa ee uu gaaray Benzema

Xidigan tayada wanaagsan asigoo aad u dhalin yar ayuu koobab farabadan kula guuleestay naadiga Lyon sidoo kalena Real Madrid koobab muhiim ah ayuu kula guuleestay wuxuuna ka mid yahay shaqsiyaadka ugu guulaha badan dalka France hadaba hoos kaga bogo koobabka muhiimka ah ee uu Benzema ku guuleestay:

Lyon:

Ligue 1 (4): 2004–05, 2005–06, 2006–07, 2007–08

Coupe de France (1): 2007–08

Trophée des Champions (2): 2006, 2007

Real Madrid:

La Liga (1): 2011–12

Copa del Rey (2): 2010–11, 2013–14

Supercopa de España (1): 2012

Biladaha ugu muhiimsan ee uu ku guuleestay:

Bravo Award (1): 2008

Ligue 1 Top Goalscorer (1): 2007–08

UNFP Ligue 1 Player of the Year (1): 2007–08

UNFP Ligue 1 Team of the Year (1): Ligue 1

French Player of the Year (2): 2011, 2012


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close