Tan iyo markii UEFA Champions League loo bixiyay koobka Yurub ugu qiimaha badan sanadii 1993 waxaa koobkan ku guuleesteen xidigo kala kala socdeen 37-wadan weliba 26-ka mid ah dalalkaas qaarada Yurub ayay ka tirsan yihiin halka 11-ka kalena aysan Yurub ahayn, wadanka ugu badan ee koobkan ku guuleesteen xidigahiisa waa Spain waxaana Championka ilaa haatan ku guuleesteen ilaa 46-cayaaryahan oo Spain u dhalatay balse waxaa hubaal ah in tiradan ay sare usii kici doonto caawo waayo Atletico Madrid iyo Real Madrid hadba naadigii ku guuleesato waxaa ka tirsan xidigo reer Spain dabcan tirada cayaartooyda Spanish-ka ah ee koobkan ku guuleesteen sare ayay usii kici doontaa, hadaba sheekadan xiisaha badan hoos kaga bogo adiga ayaaba ogaan doontid wadanka xidigahiisa ugu badan tartankan ku guuleesteen laga soo bilaabo sanadii 1993:
46 Spain
38 Italy
24 France
20 England iyo Netherlands
18 Portugal
11 Argentina
5 Serbia
4 Croatia iyo Czech Republic
3 Norway, Sweden, Cameroon, Ghana, Ivory Coast, Mali, Nigeria
2 Finland, Georgia, Republic of Ireland, Wales
1 Austria, Bosnia and Herzegovina, Denmark, Former Yugoslav Republic of Macedonia, Poland, Romania, Russia, Scotland, Switzerland, Ukraine, Australia, Mexico, South Africa, Trinidad & Tobago.
Sidoo kale hoos kaga bogo wadan ahaan macalimiinta ugu badan ee tartankan ku guuleesteen:
5 Spain, Italy
4 Germany
2 Netherlands, Portugal, Scotland
1 Belgium