Home » Horyaalada » Bundesliga » Jurgen Klopp: Waxaa Isoo Maray Jaanis Aan Ugu Biiri Karay Man City & Chelsea

Jurgen Klopp: Waxaa Isoo Maray Jaanis Aan Ugu Biiri Karay Man City & Chelsea


Thanks, but no thanks: Jurgen Klopp turned down the chance to speak to English clubs over the summer

Maacalinka Kooxda Borrusia Dortmund Jurgen Klopp ayaa cadeeyay iney soo martay fursad uu ku aadi karay Horyaalka Premier League inta uusan bilaaban xili ciyaareedkaan.

Klopp ayaa ah hatan macalinka koxda Borrusia Dortmund wuxuuna cadeeyay in Man City iyo Chelsea ay yihiin labada kooxood ee lasoo xiriiray ka hor inta aysan lasoo saxiixan Jose Mourinho iyo Manuel Pellegerini.

46-jirkaan leh awooda sare ayaa kooxo badan ay soo dalbadeen markii uu Finalka Champions League geeyay Borrusia Dortmund xili ciyaaredkii lasoo dhaafay inkastoo guuldaro xun ay kasoo gaartay kooxda ay xifaaltamaan ee Bayern Munich.

Klopp ayaa Signal Iduna Park ku qaabili doona talaadada Champions League kooxda Arsenal.

 

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close