Home » Maxaa Cusub » Juan Mata: “wali kama Rajo Dhigin Difaacashada koobka Aduunka “

Juan Mata: “wali kama Rajo Dhigin Difaacashada koobka Aduunka “


juan-mata

Kubad sameeyaha xulka Spain Juan Mata ayaa sheegay Ayaa sheegay in aysan wali xuliisa aysan ka rajo dhigin difaacashada koobka aduunka .

in kastoo kulankoodii ugu horeeyay loogu awood sheegtay 5-1 xulka La Roja ayaa waxaa garaacay  dhigooda xulka Netherlands.

“Qof walba waa ku qanacsanahay wax na kama badali karo natiijadii ciyaartii aan layeelanay wiilasha reer Dutch ka  . Waxa muhiimka ah waa kalsoonida aan haysano ee xulkeena ay taas oo ah in aan difaacano koobka aduunka

mata ayaa intaas ku daray ku daray in ay isbadal wan la imaan doonaan ciyaarta xigta oo ay layeelan doonaan wiilasha reer Chile

 

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close