Home » Maxaa Cusub » Jose Mourinho: Mata Waa Inuu Fahmaan Chelsea.

Jose Mourinho: Mata Waa Inuu Fahmaan Chelsea.


mattaaatababaraha kooxda Chelsea ayaa shaaciyey in Juan mata uusan la qabsan weli qaab ciyaareedka kooxda Blueska waxaana uu sheegan inay yaartahay sida uu ugu faraxsanahaay bandhiga wiilka reer spain waayahaaan,waxaa macalin mourinho uu aaaminsan yhay inay muhiim tahay mata inuu fahmaa kooxda galbeedka ka ciyaarta.

xiddiga heerka calami ee dalka spain ayaa noqday wiilkii ugu saameynta badnaa kooxda xagaagii aanu kasoo gudubnay waxaana uu qaatay wiilka ugu ciyaarta fiicnaa sanadka iyo weliba bishii aan soo dhaafnay ee Aguest,laacibkii hore kooxda Valencia aayaaa la aaminsanaa inuu kooxda ka tagi doono balse dhawaan ayuu sheegay inuu aaqi ku sii ahaan doona kooxdiisa in kastoo dadka odorasa ciyaaraha ay leeyihiin xidiagan xalkiisa ayaa adag.

“waa hal mid kaliya Ramiers iyo Oscar ayaa garbaha ka ciyaari doona waana inuu Mata uu noqdaa weerarka 10-aad, waxaana looga bahanyaahy inuu kaaliye buuxa noqdaa lana soo baxaaa xirfadiisii baaasasa qatarta ahaa maxaa yeelay waa wiil laga cabsado baska kubadihiisa ayuu yiri Mourinho.

Chelsea ayaaa la ciyaari doonta fulham iyadoo xasuusan xanuunka guul darooyinkii kooxaha Everton iyo Basel ee todobaadki aan soo dhaafnay waxana laga yaabaa in macalin jose uu kursiga keydka soo galiyo laacibkaan.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close