Home » Maxaa Cusub » Jose Mourinho: Kama Helin Hab Ciyaaareedka Chelsea 2-dii Sano Ee Lasoo Dhaafay.

Jose Mourinho: Kama Helin Hab Ciyaaareedka Chelsea 2-dii Sano Ee Lasoo Dhaafay.


mouMacalin jose ayaaa I weyn u dhaleeceyey hab ciyaaareedka kooxdiisa uu tabaa barahaa u yahay ee Chelsea waxaana uu sheegay labadii kulan ee ugu dambeesy kooxda inay qasaartay taasna ay ka dhigantahay in kooxda ay ku jrto 10 kii sano ee aay ugu ciyaar xumeed waayaheeda ciyaareed naadi aahaaan.

“Maanan ka helay hab ciyareedka kooxda Chelsea labadii no ee lasoo dhafay waxaan haadda u baaahanahay inaan badalo dhamaan qaabka ama Styl ciyaareedka kooxda ayuu marinho xusay sida lagu qoray BBC-Sport,marka ad rabto inaad dhisto wax aama ciyaartoy isla heysta kuna raaxeesato waa wax aad u adag runtii ayuu macalinka reer Portugal ku celiyey.

Tababarihii hore Realmadrid Jose aayaa sheegay inuusan saadaalin Karin hadda waqtiga ay ku qaadan karto naqshada farsamadisa cusub ee uu kubadalayo kooxda, waxaana ay Chelsea la kulaantay guuldarooyin xanuun badan oo kaga yimid kooxda Horyaalka Everton iyo tartankii koobka horyaalada yurub oo ay ka badiay naadiga Basel.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close