Lescot ayaa hada diyaar u ah inuu sii joogo naadiga magaalada manchesr ka ciyarta isagoo diyaaar u ah inuu saxiixo heshiis waqti dheer si uu ciyaarihiisa ugu sii hayo garoonka Ethihad Stadium ee horyaalka Premier Leaguega.
Daafaca dalka ingiriiska iyo kooxda manchester qandaraaskiisa xilligan ayaaa ku ekaan doona xagaaga soo socda waxaana uu u qaadan doonaa inuu weli heysto ama ay banaantahay fursad kale uu heshiis ku qoro kooxda Manchester city ama loo ogolaan doono inuu si xor ah ugu biiro koox kale.
“waxaan rabaa inaan sii jooga kana mid noqdo mustaqbalka , lescott ayaa sidaa u sheegay wariyaasha,waxaan fahamsanahay inay tahay ganacsi dhinac ma ii noqon doonto, hadii ay ii ahaaan weyso waan tagayaa mana ka qoomameynayo.
Majiraa wax I farxad galinaya oo aan aheyn inaan heshiis saxiixo qalinkayga ayaaa diyaar ah.