Home » Europe » Champions League » Iker Casillas Oo Noqday Cayaaryahankii 11-aad Ee Ku Guuleesto Champions League Markii 3-aad

Iker Casillas Oo Noqday Cayaaryahankii 11-aad Ee Ku Guuleesto Champions League Markii 3-aad


Casillas

Kabtana kooxda Real Madrid Iker Casillas ayaa ku biiray liiska uu waligiis ku taami jiray madaama uu markiisii 3-aad ku guuleestay koobka horyaalada Yurub, goolhayahan waaya araga ah ayaa ku faraxsan in magaciisa uu ka mid noqdo shaqsiyaadkan koobkan qiimaha badan ku guuleesteen inka badan 3-jeer, waxaana xusid mudan in halyee Clarence Seedorf uu yahay shaqsiga ugu hanashada badan Champion-ka madaama uu 4-jeer koobkan gacana ku dhigay, hadaba taariikh ahaan xidigaha koobkan ugu hanashada badan tan iyo markii UEFA Champions League loo bixiyay laga soo bilaabo sanadii 1992 hoos kaga bogo waxaana Casillas farxad u ah inuu liiskan ku biiray:

4 Clarence Seedorf (AFC Ajax 1994/95, Real Madrid CF 1997/98, AC Milan 2002/03 and 2006/07)

3 Samuel Eto’o (FC Barcelona 2005/06, 2008/09, FC Internazionale Milano 2009/10)

3 Fernando Hierro (Real Madrid CF 1997/98, 1999/00, 2001/02)

3 Andrés Iniesta (FC Barcelona 2005/06, 2008/09, 2010/11)

3 Paolo Maldini (AC Milan 1993/94, 2002/03, 2006/07)

3 Fernando Morientes (Real Madrid CF 1997/98, 1999/00, 2001/02)

3 Carles Puyol (FC Barcelona 2005/06, 2008/09, 2010/11)

3 Raúl González (Real Madrid CF 1997/98, 1999/00, 2001/02)

3 Roberto Carlos (Real Madrid CF 1997/98, 1999/00, 2001/02)

3 Víctor Valdés (FC Barcelona 2005/06, 2008/09, 2010/11)

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close