Home » HIILKUBAD TV (Arsenal 2 – 2 Tottenham)

HIILKUBAD TV (Arsenal 2 – 2 Tottenham)

Thierry Henry, 15 May 2004

Dhamaan Akhristayaasha Shabakadda Ciyaaraha Ee Hiilkubad Page-kaan waxaan ugu tala galnay inaan akhristyaasha ku xasuus galino dhacdooyinka, kulamada iyo waxyaabaha ugu xiisaha badan ee ka dhacay Kubada Cagta taariikh fog iyo mid dhaw intaba.


Muuqaalkaan Waa Kulankii Ugu dambeeyay Horyaalka Premier League xili ciyaareedkii 2003/2004: Waan Horyaalkii ugu dambeeyay Arsenal ay ku guuleysato.

Daawo Muuqaalka ciyaarta hadaadan nasiib u yeelan inaad xiligaas daawato.

Close