Anagoo dhexda kaga jirno barnaamijkeenii aan kaga hadalno halyeeyaashii kubada cagta soo mareen iyo guulihii ay gaareen waxaan maanta si gaar ah uga hadli doonaan halyee Raúl González Blanco iyo waayihiisii quruxda badnaa inkastoo aanan lasoo koobi karin hadana waxyaabihii ugu muhiimsanaa ee uu kubada cagta ka gaaray ayaan idiin heyna waxaana Raul macluumaadkiisa naga soo codsaday aqriste magaciisa kusoo koobay Al Khaliiji Jawad, fadlan xogta Raul oo dhameestiran hoos kaga bogo:
Xiliga uu dhashay: 27 June 1977 (36-sano)
Goobta uu ku dhashay: Madrid, Spain
Dherirkiisa: 1.80 m
Naadiyo: Real Madrid (1994-2010), Schalke 04 (2010-12), Al Sadd (2012- ilaa haatan)
Dhanka xulka Spain: 102-kulan, 44-gool
Koobabkii ugu muhiimsanaa ee uu Raul ku guuleestay:
Real Madrid:
La Liga: 1994–95, 1996–97, 2000–01, 2002–03, 2006–07, 2007–08
Supercopa de España: 1997, 2001, 2003, 2008
UEFA Champions League: 1997–98, 1999–00, 2001–02
UEFA Super Cup: 2002
Intercontinental Cup: 1998, 2002
Schalke 04:
DFB-Pokal: 2010–11
DFL-Supercup: 2011
Al Sadd:
Qatar Stars League: 2012–13
Biladihii ugu muhiimsanaa ee uu Raul gudoomay:
La Liga’s Breakthrough Player: 1994–95
La Liga’s Best Spanish Player: 1996–97, 1998–99, 1999–2000, 2000–01, 2001–02 (record)
European Sports Magazines Team of the Year: 1996–97, 1998–99, 1999–00
Intercontinental Cup Best Player/Man of the match: 1998
IFFHS World’s Top Goal Scorer of the Year: 1999
Zarra Trophy: 1995–96*, 1998–99*, 2000–01*, 2002–03*
Pichichi Trophy: 1998–99, 2000–01
Copa del Rey Top Scorer: 2001–02, 2003–04
UEFA Euro Team of the Tournament: 2000
UEFA Champions League Top Scorer: 1999–2000, 2000–01
UEFA Champions League Best Forward: 1999–2000, 2000–01, 2001–02 (record)
Ballon d’Or Silver award: 2001
FIFA World Player of the Year Bronze award:2001
FIFA 100
Trofeo Alfredo Di Stéfano: 2007–08
Golden Foot Award Runner-up: 2009, 2010, 2011
Marca Leyenda: 2009
Goal of the Month in Germany: August 2011, March 2012, April 2012, July 2013
Goal of the Year in Germany: 2011, 2013
Fair Play award (Qatar Stars League): 2013