Qaarada Afrika kubada cagta waxay kusoo kordhiyeen xidigo aad u tayo wanaagsan sidoo kalena horyaalada Yurub ugu caansan wacdaro ka dhigeen balse waxaa jiro hal laacib oo magaciisa cirka galay sidoo kalena hadafkiisii cayaareed meeshii ugu sareesay ka gaaray ma ahan qof kale waa halyee Nwankwo Kanu oo u dhashay dalka Nigeria waxaana macluumaadkiisa oo kooban naga codsaday inaan idiin soo gudbino aqriste magaciisa kusoo koobay Suldan Mohamed, Fadlan xogta Kanu oo dhameestiran hoos kaga bogo:
Xiliga uu dhashay: 1 August 1976 (37-sano)
Goobta uu ku dhashay: Owerri, Nigeria
Dherirkiisa: 1.96 m
Naadiyada uu usoo cayaaray: Iwuanyanwu Nationale (1992-93), Ajax (1993-96), Inter Milan (1996-99), Arsenal (1999-2004), West Brom (2004-06), Portsmouth (2006-12)
Goolashii uu dhaliyay heer naadi: 533-kulan, 122-gool
Dhanka xulka Nigeria: 86-kulan, 13-gool
Koobabkii ugu muhiimsanaa ee uu Kanu ku guuleestay:
Iwuanyanwu Nationale:
Nigerian Premier League (1): 1992–93
Ajax:
Eredivisie (3): 1993–94, 1994–95, 1995–96
UEFA Champions League (1): 1994–95
UEFA Super Cup (1): 1995
Intercontinental Cup (1): 1995
Internazionale:
UEFA Cup (1): 1997–98
Arsenal:
Premier League (2): 2001–02, 2003–04
FA Cup (2): 2001–02, 2002–03
FA Community Shield (1): 1999
Portsmouth:
FA Cup (1): 2007–08
Xulka Nigeria:
FIFA U-17 World Cup: 1993
Olympic Gold Medal: 1996
Afro-Asian Cup of Nations: 1995
2000 African Cup of Nations: kaalinta 2-aad
Biladaha shaqsi ahaaneed ee uu Kanu ku guuleestay:
African Footballer of the Year: 1996, 1999
BBC African Footballer of the Year: 1997, 1999