Home » Latin America » Halyee Gabriel Batistuta Iyo Guulihii Uu Kubada Cagta Ka Gaaray

Halyee Gabriel Batistuta Iyo Guulihii Uu Kubada Cagta Ka Gaaray


Batigol

Gabriel Omar Batistuta oo ku magac dheer Batigool waxaa lagu tilmaamaa gool dhaliyihii ugu wanaagsanaa ee caalamka soo maray sidoo kalena ilaa haatan iskoorada uu Serie A-da dalka Talyaaniga ka dhigay weli waa kuwo u yaalo dabcan halyeegan sidoo kalena xulkiisa Argentina guulo ayuu la qeebsaday wuxuuna ka dhigay masraxa aduunka wacdaro aan lasoo koobi karin, Batistuta xogtiisa oo kooban inaan idiin soo gudbino waxaa naga codsaday aqriste magaciisa kusoo koobay Yasir Hassan, fadlan hoos kaga bogo:

Xiliga uu dhashay: 1 February 1969 (45-sano)

Goobta uu ku dhashay: Reconquista, Argentina

Dherirkiisa: 1.85 m

Naadiyada uu usoo cayaaray: Newell’s Old Boys (1988-89), River Plate (1989-90), Boca Juniors (1990-91), Fiorentina (1991-2000), AS Roma (2000-03), Inter Milan (2003), Al Arabi (2003-05)

Guud ahaan goolasha uu dhaliyay heer naadi: 516-kulan, 300-gool

Dhanka xulka Argentina: 78-kulan, 56-gool intii u dhaxeesay 1991-2002 ayuu xulkan ka tirsanaa.

Koobabkii ugu muhiimsanaa ee uu Batigol ku guuleestay:

River Plate:

Argentine Primera División: 1989–90

Boca Juniors:

Torneo Clausura Argentina: 1991

Fiorentina:

Serie B: 1993–94

Coppa Italia: 1995–96

Supercoppa Italiana: 1996

Roma:

Serie A: 2000–01

Supercoppa Italiana: 2001

Xulka Argentina:

Copa América: 1991, 1993

FIFA Confederations Cup: 1992

Artemio Franchi Trophy: 1993

Biladaha shaqsi ahaaneed ee uu Batistuta ku guuleestay:

Copa América Top Scorer: 1991, 1995

FIFA Confederations Cup Top Scorer :1992

World Cup Bronze Boot: 1994

Serie A Top Scorer: 1995

Coppa Italia Top Scorer: 1995–96

World Cup Silver Boot: 1998

Argentine Player of the Year: 1998

Serie A Foreign Footballer of the Year: 1999

FIFA World Player of the Year: (bilada maarta) 1999

Qatari League Topscorer: 2004

Qatari League Golden Boot: 2004

Fiorentina all-time Top Scorer

Argentina all-time Top Scorer

FIFA 100

Italian Football Hall of Fame: 2013


2 Aragtiyo Ayaa Laga Bixiyay: Halyee Gabriel Batistuta Iyo Guulihii Uu Kubada Cagta Ka Gaaray

  1. ali yusuf Reply

    May 5, 2014 at 11:21 PM

    SXBYAAL SALAN KA DIB WAXAA DOONAYAA INAAD NOO SOO GUDBISAAN LAACIBKII WEYNAA EE AFRICA KALUSHA BAWALYA NINKII KA BAD BAADAY QARAXII DIYAARADEED 1994

  2. young moha Reply

    May 7, 2014 at 10:18 AM

    waxaaan cod saan lhaaa inaad isoo gud bisaan taa riikhdii xidiga caanka ah ozil

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close