Home » Horyaalada » La liga » Ha Moogaan Xabi Alonso Iyo Noloshiisa Gaarka Ah Macluumaad Ku Saabsan

Ha Moogaan Xabi Alonso Iyo Noloshiisa Gaarka Ah Macluumaad Ku Saabsan


xabi-Alonso-Nagore-Aranburu-weddingAlonso

Xabi Alonso kubada cagta heerkii ugu sareeyay ayuu ka gaaray madaama uu xulka Spain kula guuleestay tartan walbo oo heer caalami ah sidoo kale naadiga Liverpool koobka horyaalada Yurub ayuu la qaaday haatana wuxuu qaarka u saaran yahay dhamaadka bishan May inuu kooxdiisa Real Madrid kula guuleesto Champion-ka inkastoo uusan Final-ka cayaari doonin, balse maanta waxaan si gaar ah uga hadli doonaa Alonso iyo noloshiisa gaarka ah madaama aan wax badan la ogeyn. Fadlan hoos kaga bogo:

Xabi Alonso, the 32-year-old offensive midfielder with Real Madrid is in our humble opinion one of the most handsome, down to earth and neatest player in the Spanish team, and his lovely wife Nagore Aranburu Alonso is quite a remarkable Fab WAG, let us tell you a few things about this gorgeous soccer wag. #xabialonso #nagorealonso #realmadrid #nagorearanburu @fabwags #soccerwagsXabi Alonso, the 32-year-old offensive midfielder with Real Madrid is in our humble opinion one of the most handsome, down to earth and neatest player in the Spanish team, and his lovely wife Nagore Aranburu Alonso is quite a remarkable Fab WAG, let us tell you a few things about this gorgeous soccer wag. #xabialonso #nagorealonso #realmadrid #nagorearanburu @fabwags #soccerwagsXabi Alonso, the 32-year-old offensive midfielder with Real Madrid is in our humble opinion one of the most handsome, down to earth and neatest player in the Spanish team, and his lovely wife Nagore Aranburu Alonso is quite a remarkable Fab WAG, let us tell you a few things about this gorgeous soccer wag. #xabialonso #nagorealonso #realmadrid #nagorearanburu @fabwags #soccerwagsnagore arunburu alonso xabi alonso wife-photo

Xabi Alonso oo 32-jir ah waxaa u dhaxdo haweyneda lagu magacaabo Nagore Aranburu oo iyadana 32-jir ah xirfadeyda shaqo waa jilaa iyo inay dharka xayeysiiso, Nagore  iyo Xabi Alonso ayadoo aad u dhalin yar ayay is doorteen waxayna labadan lamaane isla nool yihiin mudo dheer, waxaana xusid mudan in 11 Maarso 2009 ay noloshooda kusoo saa’iday wiil lagu magacaabo Jontxu Alonso Aranburu sidoo kale 30 Maarso 2010 waxaa u dhalatay gabar loogu magac daray Ane Alonso Aranburu ugu dambeyntiina 2 December 2013 ubadkoodii 3-aad ayaa u dhashay waana gabar loogu magac daray Emma Alonso Aranbur.

Xabi Alonso, the 32-year-old offensive midfielder with Real Madrid is in our humble opinion one of the most handsome, down to earth and neatest player in the Spanish team, and his lovely wife Nagore Aranburu Alonso is quite a remarkable Fab WAG, let us tell you a few things about this gorgeous soccer wag. #xabialonso #nagorealonso #realmadrid #nagorearanburu @fabwags #soccerwagsXabi Alonso, the 32-year-old offensive midfielder with Real Madrid is in our humble opinion one of the most handsome, down to earth and neatest player in the Spanish team, and his lovely wife Nagore Aranburu Alonso is quite a remarkable Fab WAG, let us tell you a few things about this gorgeous soccer wag. #xabialonso #nagorealonso #realmadrid #nagorearanburu @fabwags #soccerwagsXabi Alonso, the 32-year-old offensive midfielder with Real Madrid is in our humble opinion one of the most handsome, down to earth and neatest player in the Spanish team, and his lovely wife Nagore Aranburu Alonso is quite a remarkable Fab WAG, let us tell you a few things about this gorgeous soccer wag. #xabialonso #nagorealonso #realmadrid #nagorearanburu @fabwags #soccerwagsXabi Alonso, the 32-year-old offensive midfielder with Real Madrid is in our humble opinion one of the most handsome, down to earth and neatest player in the Spanish team, and his lovely wife Nagore Aranburu Alonso is quite a remarkable Fab WAG, let us tell you a few things about this gorgeous soccer wag. #xabialonso #nagorealonso #realmadrid #nagorearanburu @fabwags #soccerwags

Inta badan Alonso iyo Nagore waxay waqtigooda ku qaataan magaalada Madrid dabcan labadan lamaane sanado badan dalka England ayay kusoo qaateen gaar ahaan magaalada Liverpool balse Nagore ayaa lagu xantaa inay ka dambeesay in seygeeda uu Real Madrid kusoo biiro sanadii 2009 si ay magaalada Madrid waqtigooda oo dhan ugu qaataan sidoo kalena Nagore shaqadeeda inta badan waxaa sal dhig u ah magaalada Madrid oo ay ku sameyso aflaan taxano ah oo laga sii daayo TV-yada dalka Spain.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close