Home » Europe » Champions League » Guud Ahaan Koobka Yurub Laga Soo Bilaabo 1955 Ilaa Haatan Waa Kuwee Xidigaha Ugu Hanashada Badan

Guud Ahaan Koobka Yurub Laga Soo Bilaabo 1955 Ilaa Haatan Waa Kuwee Xidigaha Ugu Hanashada Badan


Champ-Di-Stefano-650

Markii laga fiiriyo bilaabashada koobkan ilaa haatan taariikh ahaan waxaa ugu qaadis badan ruug cadaagii hore ee kooxda Real Madrid oo 6-jeer ku guuleestay hadaba hoos kaga bogo sida loogu kala badan yahay hanashada koobkan markii laga soo bilaabo bilaabashadiisa:

6 Francisco Gento (Real Madrid CF 1955/56, 1956/57, 1957/58, 1958/59, 1959/60, 1964/65)

5 Alfrédo Di Stefano (Real Madrid CF 1955/56, 1956/57, 1957/58, 1958/59, 1959/60)

5 Paolo Maldini (AC Milan 1988/89, 1989/90, 1993/94, 2002/03, 2006/07)

5 José Maria Zárraga (Real Madrid CF 1955/56, 1956/57, 1957/58, 1958/59, 1959/60)

4 Marquitos (Real Madrid CF 1955/56, 1956/57, 1958/59, 1959/60)

4 Phil Neal (Liverpool FC 1976/77. 1977/78, 1980/81, 1983/84)

4 Héctor Rial (Real Madrid CF 1955/56, 1956/57, 1957/58, 1958/59)

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close