Home » Europe » Champions League » Gudiga Farsamada UEFA Oo Doorteen Kooxdii Ugu Wanaagsaneed Xili Cayaareedkan, Yaa Ku Jira, Yaase Ka Maqan?

Gudiga Farsamada UEFA Oo Doorteen Kooxdii Ugu Wanaagsaneed Xili Cayaareedkan, Yaa Ku Jira, Yaase Ka Maqan?


Suarez Trophy

Gudiga farsamada UEFA ayaa si rasmi ah shaaca uga qaadeen kooxdii ugu wanaagsaneed xili cayaareedkan koobka horyaalada Yurub oo ay bilawgii todobaadkan kooxda Barcelona ku guuleesatay.

Hadaba gudiga farsamada UEFA xidigaha ay doorteen 10-ka mid ah kooxda Barcelona ayay ka tirsan yihiin halka 5-kalena ay Juventus ka tirsan waana labadii naadi ee Finalaha Champion-ka sanadkan isugu soo hareen.

Guud ahaan hoos kaga bogo kooxda au gudiga farsamada UEFA sanadkan doorteen una arkeen inay yihiin xidigahii ugu wanaagsanaa Champion-ka 2014/15:

Goolhayeyaal: Marc-André ter Stegen (Barcelona) iyo Gigi Buffon (Juventus)

Daafaca: Branislav Ivanovic (Chelsea), Gerard Pique (Barcelona), Javier Mascherano (Barcelona), Giorgio Chiellini (Juventus), Jordi Alba (Barcelona)

Khadka dhexe: Ivan Rakitic (Barcelona), Andres Iniesta (Barcelona), Claudio Marchisio (Juventus), Andrea Pirlo (Juventus), Toni Kroos (Real Madrid)

Weerarka: Luis Suarez (Barcelona), Neymar (Barcelona), Lionel Messi Barcelona), Alvaro Morata (Juventus), Cristiano Ronaldo (Real Madrid)

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>