
Koobka Aduunka Xagaagan Waxaa Martigalinaya Dalka Brazil oo ku yaala qaarada Latin America, waana tartankii 20-aad oo la qabtay tan iyo 1930-kii oo ah marka lasoo bilaabay.
Tartanka wuxuu socon doonaa 12ka June – 13ka July.
Groupkaan Waa Group A Waxeyna shabakadda hiilkubad ugu tala gashay in qof walba uu kala socdo macluumaadka ku saabsan groupkaan ee la xiriira Koobka Aduunka.
Kala Sareynta Groupka
| # | Xulka | Kulan | Gu | G/D | Bar | G/A | G/L | F/G | Dhibco |
| 1 | Brazil | 2 | 1 | 0 | 1 | 3 | 1 | 2 | 4 |
| 2 | Mexico | 2 | 1 | 0 | 1 | 1 | 0 | 1 | 4 |
| 3 | Croatia | 2 | 1 | 1 | 0 | 5 | 3 | +2 | 3 |
| 4 | Cameroon | 2 | 0 | 2 | 0 | 0 | 5 | -5 | 0 |
Fahanka Xarfaha Kore:
[Gu] Guul, [G/D] Guuldaro [Bar] Barbardhac [G/A] Gool Ay Dhaliyeen [G/L] Gool laga dhaliyay
CALAAMADAHA WADAMADA:

Kulamada Groupkaan:
| Tariikh | Kulan | Natiijo |
| 12-June | [Brazil vs Croatia] | = 3 - 1 |
| 13-June | [Mexico vs Cameroon] | = 1 - 0 |
| 17-June | [Brazil vs Mexico] | = 0 - 0 |
| 19-June | [Cameroon vs Croatia] | = 0 - 4 |
| 23-June | [Cameroon vs Brazil] | = ? – ? |
| 23-June | [Croatia vs Mexico] | = ? – ? |
