Koobka Aduunka Xagaagan Waxaa Martigalinaya Dalka Brazil oo ku yaala qaarada Latin America, waana tartankii 20-aad oo la qabtay tan iyo 1930-kii oo ah marka lasoo bilaabay.
Tartanka wuxuu socon doonaa 12ka June – 13ka July.
Groupkaan Waa Group G Waxeyna shabakadda hiilkubad ugu tala gashay in qof walba uu kala socdo macluumaadka ku saabsan groupkaan ee la xiriira Koobka Aduunka.
Kala Sareynta Groupka
| # | Xulka | Kulan | Gu | G/D | Bar | G/A | G/L | F/G | Dhibco |
| 1 | Germany | 2 | 1 | 0 | 1 | 6 | 2 | +4 | 4 |
| 2 | USA | 2 | 1 | 0 | 1 | 4 | 3 | +1 | 4 |
| 3 | Ghana | 2 | 0 | 1 | 1 | 3 | 4 | -1 | 1 |
| 4 | Portugal | 2 | 0 | 1 | 1 | 2 | 6 | -4 | 1 |
Fahanka Xarfaha Kore:
[Gu] Guul, [G/D] Guuldaro [Bar] Barbardhac [G/A] Gool Ay Dhaliyeen [G/L] Gool laga dhaliyay
CALAAMADAHA WADAMADA:

Kulamada Groupkaan:
| Tariikh | Kulan | Natiijo |
| 16-June | [Germany vs Portugal] | = 4 – 0 |
| 17-June | [Ghana vs USA] | = 1 – 2 |
| 21-June | [Germany vs Ghana] | = 2 – 2 |
| 23-June | [USA vs Portugal] | = 2 – 2 |
| 26-June | [Portugal vs Ghana] | = ? – ? |
| 26-June | [USA vs Germany] | = ? – ? |

Maaliyadaha Ay Minanka Ku Ciyaarayaan Xulalka