
Koobka adduunka ee hadda ka socda Dalka Brazil ayaa waxaa laga dhaliyey 136 Gool, 48 Kulan oo hadda la cayaaray maadaama uu idlaaday wareegga Guruubada.
Koobkii adduunka ee South Africa ee 2010 ayaa guud ahaan laga dhaliyey 145 Gool, Halka midka hadda socdo Brazil laga dhaliyey 136 Gool oo weli ay dhiman yihiin Kulamo badan.
Haddaba wariyayasha Sportsmail U joogo Brazil ayaa u coddeeyey seddexda gool ee ugu quruxda badnaa ee ilaa hadda koobka adduunka laga dhaliyey, iyadoo wariye kasta uu codkiisa siiyey sedex gool, waana sida hoos ku qoran:
Wariyaha Koowaad Ian Ladyman ayaa u codeeyey
1. Bryan Ruiz – Costa Rica vs Italy
2. Silvestre Varela – Portugal vs USA
3. Luis Suarez – Uruguay vs England

Wariyaha Labaad Jeff Powell ayaa u codeeyey
1. Tim Cahill – Australia vs Holland
2. Robin Van Persie – Spain vs Holland
3. Neymar – Cameroon vs Brazil

Wariyaha Sedexaad Rob Draper ayaa u codeeyey
1. Tim Cahill – Australia vs Holland
2. Robin Van Persie – Spain vs Holland
3. James Rodriguez – Japan vs Colombia

Wariyaha Afaraad Pete Jenson ayaa u codeeyey
1. Daniel Sturridge – England vs Italy
2. Lionel Messi – Argentina vs Iran
3. Robin van Persie – Spain vs Holland
Wariyaha Shanaad: Matt Lawton
1. Tim Cahill – Australia vs Holland
2. Robin van Persie – Spain vs Holland
3. Lionel Messi – Argentina vs Iran

Wariyaha Lixaad Neil Ashton ayaa u codeeyey
1. Tim Cahill – Australia vs Holland
2. Thomas Muller – USA vs Germany
3. Robin van Persie – Spain vs Holland

Wariyaha Todobaad Dom King ayaa u codeeyey:
1. Robin van Persie – Spain vs Holland
2. Tim Cahill – Australia vs Holland
3. Luis Suarez – Uruguay v England

Wariyaha Sideedaad Laurie Whitwell ayaa u codeeyey
1. Yacine Brahimi – South Korea vs Algeria
2. Mathieu Valbuena – Switzerland vs France
3. Tim Cahill – Australia vs Holland

Wariyaha Sagaalaad Joe Callaghan ayaa u codeeyey:
1. Robin van Persie – Holland vs Spain
2. Tim Cahill – Australia vs Holland
3. Neymar – Brazil vs Croatia

Wariyaha Tobanaad Sam Cunningham ayaa u codeeyey:
1. Tim Cahill – Australia vs Holland
2. Robin van Persie – Holland vs Spain
3. James Rodriguez – Japan vs Colombia

Akhriste adi ahaan waa kee gooshii ugu quruxda badnaa ee laga dhaliyo koobka adduunka ee hadda Brazil ka Socdo?
Profile