Home » Maxaa Cusub » Gogol Dhiga Koobka Aduunka: Xulka Italy Iyo Diyaar Garowga Ay Ugu Jiraan FIFA World Cup

Gogol Dhiga Koobka Aduunka: Xulka Italy Iyo Diyaar Garowga Ay Ugu Jiraan FIFA World Cup


Italy Team

Tartanka Koobka Aduunka bilaabashiisa waxaa ka harsan mudo 42-cisho ah sidaa darteed waxaan maalin walbo idiin soo gudbin doonaa 32-xul ee tartankan xiisaha badan ka qayb qaadan doonaan iyo diyaar garowga ay ugu jiraan dhacdada Sports ee caalamka ugu xiisaha badan, hadaba waxaan si gaar ah u falan qey doonaa xulka Italy oo ka mid ah xulalka ugu guulaha badan kooka aduunka lana filaayo inay wacdaro ka dhigi doonaan dalka Brazil hadaba hoos kaga bogo macluumaadka aad xulkan faca weyn uga baahan tahay:

Macalinka xulkan waato: Cesare Prandelli sanadii 2010 ayuu hogaanka Italy la wareegay wuxuuna xulkan ka dhigay xul awood badan haatana wuxuu diyaar u yahay inuu ka mid noqdo macalimiinta xulka Italy u qaadeen koobka aduunka.

Xidiga ugu muhiimsan: Mario Balotelli

Xidiga dhalinta yar ee la filaayo inuu wacdaro muujiyo: Marco Verrati waa 22-jir khadka dhexe ka cayaaro

Shaxda ay xulkan cayaari doonaan: 4-3-3

Line Up-ka macquulka ah oo ay koobka aduunka ku bilaaban doonaan:

Italy world cup squad 2014

Kulamada ay qaybta guruubyada cayaari doonaan:

England (14 June)

Costa Rica (20 June)

Uruguay (24 June)

23-ka xidig ee macquulka ah ee uu tababare Prandelli u xulan doono koobka aduunka

Cayaaryahan Naadi
1 Gianluigi Buffon Juventus
2 Mattia Perin Genoa
3 Salvatore Sirigu PSG
4 Ignazio Abate AC Milan
6 Andrea Barzagli Juventus
6 Leonardo Bonucci Juventus
7 Giorgio Chiellini Juventus
8 Domenico Criscito Zenit
9 Mattia De Sciglio AC Milan
10 Christian Maggio Napoli
11 Antonio Candreva Lazio
12 Claudio Marchisio Juventus
13 Riccardo Montolivo AC Milan
14 Thiago Motta PSG
15 Daniele de Rossi AS Roma
16 Andrea Pirlo Juvenuts
17 Marco Verratti PSG
18 Lorenzo Insigne Torino
19 Mattia Destro AS Roma
20 Mario Balotelli AC Milan
21 Stephen El Shaarawy AC Milan
22 Giuseppe Rossi Fiorentina
23 Lorenzo Insigne Napoli

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close