Home » Maxaa Cusub » Gogol Dhiga Koobka Aduunka: Xulka England Iyo Diyaar Garowga Ay Ugu Jiraan FIFA World Cup

Gogol Dhiga Koobka Aduunka: Xulka England Iyo Diyaar Garowga Ay Ugu Jiraan FIFA World Cup


England

Maantana waxaan si gaar ah uga hadli doonaa xulka lagu naaneeso Sedexda Libaax oo ka mid ah xulalka aduunka ugu awood badan lana filaayo inay wacdaro ka dhigaan koobka aduunka, xuka England dabcan laacibiinta aduunka ugu caansan ayaa u saftaan sidoo kalena taageerayaal xamaasad leh ayay xagaaagan horey usoo wadan doonaan waxayna ku hami weyn yihiin mudo 48-sano kadib inay koobka aduunka ku guuleestaan waana riyo aad usoo jiitameesay sidoo kalena jiilal badan oo England u mataleen koobka aduunka ku guul dareesteen, hadaba waxaan maanta ka hadli doonaa diyaar garowga ay xulkan ugu jiraan FIFA World Cup oo 13-ka bisha June si rasmi ah dalka Brazil uga furmi doono:

Macalinka xulkan waato: Roy Hodgson waa macalin waaya araga ah mudo dheer heerka naadiyada kusoo dhex jiray sanadii 2012 ayaa hogaanka England loo dhiibay wuxuna xulkan siiyay xasilooni dheeri ah iyo kalsooni sidaa darteed waayeelkan la yaab ma ahan hadii uu England koobka aduunka guulo taariikhi ah gaarsiiyo xagaagan.

Xidiga ugu muhiimsan: Wayne Rooney

Xidigaha dhalinta yar ee la filaayo inuu wacdaro muujiyo: Ross Barkley & Adam Lallana & Rahim Sterling

Shaxda ay xulkan cayaari doonaan: 4-2-2

Inta jeer oo ay koobka aduunka ka qayb qaateen: 13-jeer

Imisa jeer ayay ku guuleesteen: 1

Xidigahii ugu caansanaa ee xulkan usoo cayaareen: Sir Bobby Charlton, Peter Shilton, Gary Lineker

Kulamada saaxiibtinimo oo ay cayaari doonaan ka hor inta uusan koobka aduunka bilaabanin:

30 May England Vs Peru (London, England)

4 June England Vs Ecuador (Miami, USA)

 7 June England Vs Honduras (Miami, USA)

Line Up-ka macquulka ah oo ay koobka aduunka ku bilaaban doonaan:

 england squad 2014 world cup

Kulamada ay qaybta guruubyada cayaari doonaan:

Italy (14June)

Uruguay (19 June)

Costa Rica (24 June)

23-ka xidig ee macquulka ah ee uu tababare Hodgson la rajeynaayo inuu ku dhawaaqi doono 12-ka bishan May u xulan doono koobka aduunka

Cayaaryahan Naadi
1 Joe Hart Man City
2 Ben Foster West brom
3 John Ruddy Norwich
4 Leighton Baines Everton
6 Gary Cahill Chelsea
7 Ashley Cole Chelsea
8 Phil Jagielka Everton
9 Phil Jones Manchester United
10 Chris Smalling Manchester United
11 Kyle Walker Tottenham
12 Glen Johnson Liverpool
13 Ross Barkley Everton
14 Steven Gerrard Liverpool
15 Frank Lampard Chelsea
16 James Milner Man City
17 Adam Lallana Southampton
18 Jack Wilshere Arsenal
19 Raheem Sterling Liverpool
20 Rickie Lambert Aston Villa
21 Wayne Rooney Manchester United
22 Daniel Sturridge Liverpool
23 Daniel Welbeck Manchester United

Hal Aragti Ayaa Laga Bixiyay: Gogol Dhiga Koobka Aduunka: Xulka England Iyo Diyaar Garowga Ay Ugu Jiraan FIFA World Cup

  1. c kariim Qalinle Reply

    May 4, 2014 at 2:22 PM

    Jegeilka waxaan ku badali lahaa Luke Shaw milner waxaan ku badali lahaa Henderso inta kale waa beelo.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close