Home » Europe » Champions League » Gogol Dhiga Finalaha Champion-ka: Atletico Madrid Maka Mid Noqon Doontaa Kooxaha Ku Guuleestay Koobka Horyaalada Yurub Ayagoo Laga Badinin!! (+Sawiro)

Gogol Dhiga Finalaha Champion-ka: Atletico Madrid Maka Mid Noqon Doontaa Kooxaha Ku Guuleestay Koobka Horyaalada Yurub Ayagoo Laga Badinin!! (+Sawiro)




Sabtiga nagu so fool leh waxaa lagu wada balansan yahay in lasoo xiro koobka horyaalada Yurub xili cayareedkiisa 2013/14 waxaana kama dambeesta tartankan taagan labo naadi oo Spanish ah sidaa darteed maalin walbo waxaan idiin soo gudbinaa sheekooyinka la xariiro tartanka Yurub ugu qiimaha badan maantana waxaan ka hadli doonaa naadiyada horey tartankan ugu guuleesteen ayagoon laga badinin (Unbeaten Winners) dabcan liiskan waxaa ku biiri karto kooxda Atletico Madrid hadii ay sabtiga calaf u yeelato koobka dhagaha weyn!

Sidaa darteed taariikh ahaan 7-naadi ayaa horey ugu guuleesteen UEFA Champions League sidii tartank loogu bixiyay ayagoon laga badinin, fadlan xogtaan xiisaha badan hoos kaga bogo:

Olympique de Marseille  1992/93: 7-kulan ayay cayartay, 4-guul iyo 3-bar baro ah.

AC Milan: 1993/94: 8-kulan ayay cayaarray, 4-guul, 4-bar baro.

AJax 1994/95: 11-kulan ayay cayaartay, 7-guul iyo 4-bar baro.

Mancheste United: 1998/99: 11-kulan  ayay cayaartay, 5-guul iyo 6-bar baro ah.

Barcelona: 2005/06: 13-kulan ayaay cayaartay, 9-guuul iyo 4-bar baro ah!

Barcelona

Manchester United: 2007/08: 13-kulan ayay cayaartay, 9-guul iyo 4-bar baro ah

Atletico Madrid 2013/14: ??????????????


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close