Home » Europe » Champions League » Gennaro Gattuso Oo Ka Hadlay Sida Ugu Fudud Ee Lionel Messi Loo Raaci Karo!!

Gennaro Gattuso Oo Ka Hadlay Sida Ugu Fudud Ee Lionel Messi Loo Raaci Karo!!


Gattuso

Halyeegii hore ee xulka Italy iyo kooxda AC Milan Gennaro Gattuso ayaa ka hdlay sida ugu fudud ee Lionel Messi lagu raaci karo marka uu garoonka ku jiro.

Gattuso ayaa dawaaday mucjisadii uu ku dhigay Messi daafaca Bayern Munich Semi Finalha koobka horyaalada Yurub lugtiisa kowaad.

“Sida ugu fudud ee Messi loo raaci karo ayaa ahaa inaan haraantisid!!”

“Waxaa ugu wanaagsan inaad awoodaan jir ahaadeen Messi u adegsatid ma jirto si kale oo xidiga lagu raaci karo”

“Ma aqaan sida cayaartooyda loo baro qaabka Messi lagu istaajin karo balse aniga waxaan qabaa dareen ah in awood jir ahaaneed iyo inaad haraantisid oo kaliya in Messi lagu celin karo”

Dabcan Gennaro Gattuso waayihiin dhalin yarinimo wuxuu ahaan jiray xidig awood badan oo kubada ku dagaalamo sidaa darted wuxuu aaminsan yahay in Messi dagaal kaliya lagu celin karo.

CCCCC KKK

Halkaan Ka dhiibo Fikirkaaga Facebook-ga Ee Warbixintaan

Fikir Ayaa Laga Dhiibatay Warbixintaan

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <s> <strike> <strong>