Home » Maxaa Cusub » Gary Neville: “Kuma Raaxeysan Inaan Daawado Man United Intii Uu Tababaraha Ahaa David Moyes”

Gary Neville: “Kuma Raaxeysan Inaan Daawado Man United Intii Uu Tababaraha Ahaa David Moyes”


Gary Neville believes David Moyes will be given time to succeed at his former club Manchester United

Iyadoo tababare David Moyes meesha laga saaray hadana xidigii hore Man United Gary Neville kana mid ah falanqeeyayaasha Sky Sports ayaa shaaca ka qaaday inuusan ku raaxeysan daawashada Man United intii uu xilka hayay David Moyes.

Macalinka reer Scotland ayaa 10-bilood majraha u hayay Man United inkastoo 6-sano oo heshiis ah laga saxiixay waana xili ciyaareedkii ugu xumaa Man United 24-kii sano ee lasoo dhaafay.

Daaficii hore ahaana kabtankiii hore Man United ayaa ka hadlay isagoo sheegay inuusan ku raaxeysan daawashada kulamada Man United madama ay xanuun laheed.

“Bandhiga wuxuu ahaa midba midka ka xun, waxeyna aheyd in la daawado Man United kulamadeeda xiligaan wax murugo leh oo aan adkeysi loo muujin karin”

“Kuma raaxeysan inaan daawado kulamada Man United” ayuu Gary u sheegay Sky Sports


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close