Daafaca naadiga Chelsea Cahil ayaa ka diiday in laacibka isku kooxda yihiin Terry imuu u safan doono mar kale xlka qaranka ingiriiska taasna aysan hada jirin.
Terry ayaa sanad kahor ku dhawaaqat inuu ka tagay ciyaaraha caalamiga ah xulka sedexda libaax markii aay hareeyeen eedaymo ku aadan cunsuriyad uu kula kacay daafacii kooxda QPR Antonio Ferdinand.
Xulka ingiriiska ayaa isu diyaarinaya kulamo adag kuwaas oo uu lakala ciyaari xulalka Maldova iyo Ukrain,waxaana hada ka maqan liiska xulka dowr ciyaartooy oo dhaawacyo dartood looga reebay xulka macalin Roy.
“waxaan aaminsanahay in go’aankii Terry laga gudbay hadda sidaa waxaa qortay Sport Mole oo xiganeesa daafaca chelsea, si kasta daafacii hore xulka ingiriiska ayaa celcelis ahaan u saftay qaraanka 78 kulan oo heer caalami ah hadana weli uu heli karo fursad hadii ay suura gal noqoto.