kooxda real madrid ayaaa soo saftay saxiixooda cusub bale waxaana ay caawa dooneysaa inay adkaato maadaama ay ciyaareyso kula katirsan horyaalka dalkeeda inksatoo gool lagala hormaray hadana wey iska soo aareen, waxaa dhamadkii ciyaarta qeybteedii hore gool aad u qurux badan oo bar baro ahaa u dhaliyey laacibka aduunka ugu qaalisay xagga lacagta bale sidaasna waxay ka dhigantahay in real ay dooneyso inay adkaato.
Lasoco dhamaadka ciyaarta Hiilkubad,com Qeybta 2-aad Real Madrid Iyo Villareal.