Home » Fikirkaaga Halkaan Noogu Soo Gudbi

Fikirkaaga Halkaan Noogu Soo Gudbi

Shabakadda Hiilkubad oo ka mid ah shabakadaha fara ku tiriska ah ee ku qoran afka soomaaliga soona gudbiya arimaha ku saabsan ciyaaraha kubada cagta waxey mar walba jeceshahay iney haqabtirto akhristayaasheeda isla marakana waxey diyaar u tahay iney dhageysato talada akhristayaasheeda.

Si Aan taladaada iyo waxa aad jeceshahay inaan sameyno aan u helno fadlan noogu soo gudbi halkaan taladaada ama fariintaada inagaa 24-saac gudahood jawaab kusoo siin doona Insha Allaah.

Kama Caajisi Doono Inaan Wax idiin soo gudbino isla markaana aan dhageysano oraahyadiina

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website

Close