
Waxa lasoo afjaray wareega 16-ka ee koobka Aduuna iyadoo ay kasoo baxeen natiijoyin lama filaan ah iyo kuwo horay loo saadaaliyay inkastoo uusan jirin xul kusoo baxay si qurux badan.
Brazil, Colombia, Holland, Costa Rica, Germany, France, Argentina & Belgium ayaa soo gaaray wareega Quater Finalka ee koobka Aduunka.
Hadab hoos ayaan idinkugu soo aruurinay murugada iyo farxada 16-kii kooxood ee ciyaaray koobka Aduunka wareegaan.
BRAZIL 0 – 0 CHILE (RIGOOREYAAL: 3-2 BRAZIL AYAA KU BADISAY


COLOMBIA 2 – 0 URUGUAY

Wiilashii Reer Colombia iyo Dabaal Dagii Ay Kaga taqaluseen Uruguay

Murugada Wiilasha Uruguay
HOLLAND 2 – 1 MEXICO

Jan Klaas Huntelaar Oo Kala Diray Mexico
Ooyintii Mexico ee kulankii Holland
COSTA RICA 1 – GREECE (5-4 RIGOORAYAAL COSTA RICA)


FRANCE 2 – 0 NIGERIA


GERMANY 2 – 1 ALGERIA


ARGENTINA 1 – 0 SWITZERLAND


BELGIUM 2 – 1 USA

.jpg)
Nasiino kadib waxaa dib u bilaaban doona wareega Quater Finalka oo xiiso badan yeelan doona
Profile