Home » Maxaa Cusub » Fabio Capello Oo Magacaabay 30-Xidig Oo Hordhac U Ah Xidigahiisa Russia Ee Koobka Aduunka & Arshavin Oo Ka Maqan

Fabio Capello Oo Magacaabay 30-Xidig Oo Hordhac U Ah Xidigahiisa Russia Ee Koobka Aduunka & Arshavin Oo Ka Maqan


Russia NT

Tababaraha xulka Russia Fabio Capello ayaa si rasmi ah u magacaabay 30-cayaaryahan oo uu ugu tala galay inay xulkan koobka aduunka u matalaan balse 7-xidig ayuu ugu dambeyntii reebi doonaa waxaana lala yaabay in ruud cagaa Andrei Arshavin gabi ahaanba laga waayay liiska xulkan inkastoo xidigan uu yahay laacibka ugu waaya aragsan xulka Russia hadana Capello ayaa iska iloobay madaama uu 32-jirkan keyd ka galay naadiga Zenit, Andrei Arshavin ayaa xulkiisa Russia u saftay 75-kulan wuxuuna u dhaliyay 17-gool balse xagaagan xulkiisa makala qayb qaadan doono koobka aduunka sidoo macalin Capello wuxuu xulkiisa ka reebay Romain Pavlychenko oo isagana horey naadiga Tottenham weerarka uga cayaari jiray. guud ahaan hoos kaga bogo 30-cayaaryahan ee uu Capello xushay:

Goolhaye: Igor Akinfeev (CSKA Moscow), Yury Lodygin (Zenit St Petersburg), Sergei Ryzhikov (Rubin Kazan)

Daafaca: Alexander Anyukov (Zenit St Petersburg), Alexei Berezutsky, Vasily Berezutsky, Sergei Ignashevich, Georgy Shchennikov (all CSKA Moscow), Vladimir Granat, Alexei Kozlov (both Dynamo Moscow), Andrei Yeshchenko (Anzhi Makhachkala), Dmitry Kombarov (Spartak Moscow), Andrei Semenov (Terek Grozny)

Khadka dhexe: Igor Denisov, Yury Zhirkov (both Dynamo Moscow), Alan Dzagoev (CSKA Moscow), Yury Gazinsky, Roman Shirokov (both FC Krasnodar), Denis Glushakov (Spartak Moscow), Pavel Mogilevets (Rubin Kazan), Viktor Faizulin, Oleg Shatov (both Zenit St Petersburg)

Weerarka: Vladimir Bystrov (Anzhi Makhachkala), Alexander Kerzhakov (Zenit St Petersburg), Artem Dzyuba (Rostov), Alexei Ionov, Alexander Kokorin (both Dynamo Moscow), Maxim Kanunnikov (Amkar Perm), Pavel Pogrebnyak (Reading/ENG), Alexander Samedov (Lokomotiv Moscow)


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close