Home » Maxaa Cusub » Erik Tohir Oo Ku Dhawan Inuu yeesho Inta Badan Kooxda Inter Milan.

Erik Tohir Oo Ku Dhawan Inuu yeesho Inta Badan Kooxda Inter Milan.


interWararka laga ogaaday kooxda inter ee dalka talyaaniga waxaa madaxa kooxda Morrati uu diyaar u yahay inuu iska iibiyo 7/ boqolkiiba waxaana uu hadda ku suganyahay magaalada Paris ee dalka france isagoo wada hadalkii ugu dambeeyey la qaadanaya maal qabeenka dalka indonisia Erik Tohir waxaana laba aaminsanyahay in la is afgartay inkastoo aan lacagaha heshiiska lasoo saarin xadigooda.

Gazzeta dello Sport ayaa ogaatay inuu tohir qaadan doono saamiga ugu badanb ee lahaanshiyaha kooxda Inter waxaana laga yaabaa in kooxda inter milan ay ubadato dalka indonisia, hadii uu dhamaado wada xaajooodka ayaa laga yaabaa in naadiga ay qarash gareen doonto lacago badan oo suuqa ah.

Naadiga inter ayaa lagu xasuustaa hanashada koobka Champions league-ga sanadii 2010 markaas oo macalinka reer Portugal jose uu hogaaminayey.

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close