EA Sports 2014 FIFA World Cup oo sanad walbo sadaal ka bixiso cayaaraha aduunka markii ay bilaaban rabaan ayaa soo bandhigtay sadaashii kala duwaneed, waxaana xusid mudan in EA Sports 2014 FIFA World Cup ay xulka Jarmalka u sadaaliyeen hanashada koobka aduunka waxayna sheegeen in Jarmalka uu noqo doono xulkii ugu horeeyay ee ebid qaarada Koonfur Ameerika ku qaado koobka aduunka aduunka sidoo kale EA Sports waxay sadaaliyeen in xulka Brazil oo tartankan marti galin doono Finalaha soo gaari doono balse 2-1 ay xuka Jarmalka koobka kaga qaadi doonaan, waxaa naga xasuusin ah ururka EA Sports 2014 FIFA World Cup ay sanadii 2010 koobka aduunka u sadaaliyeen xulka Spain oo 4-sano ka hor tartankan ku guuleesteen.
Sadaasha kala duwan ee koobka aduunka laga bixiyay wax yaabaha dadka ka yaabiyay waxaa ka mid ahaa in xulka Italy la sadaaliyay inay Guruubka ku hari doonaan sidoo kalena waxay sadaaliyeen in xulka Nigeria oo qaarada Afrika matalaayo uu soo gaari doono wareega 8-aad,sidoo kale EA Sports waxay sadaaliyeen in xulka England ay soo gaari doonaan wareega 8-aad. shabakadan ku taqasustay sadaalinta koobka aduunka ayaa sheegtay in Neymar uu sanadkan kabaha dahabka ku qaadi doono 6-gool sidoo kalena uu ku guuleesan doono abaal marinta laacibka ugu wanaagsan tartankan.
Hadaba sidaan hoos u qoran ayay EA Sports 2014 FIFA World Cup sadaal kaga bixiyeen koobka aduunka oo khamiista dalka Brazil weliba kulamada Knock out-ka ilaa cayaarta Finalka sadaashada laga bixiyay halkan kaga bogo:
Wareega 16-aad
Wareega 8-aad
Semi Finals
Kaalint 3-aad
Final
Amhed nuur
June 7, 2014 at 2:50 PM
Waa macquul waxwalbana way dhicikaraam
hassan
June 7, 2014 at 2:53 PM
yees waa saaadain fiican waana kumahad saan tihin aqiyareey
faracade farayare
June 7, 2014 at 3:17 PM
wa macquul gal, sida an aminsahay iney dhacta aya lagayawa.