Home » Maxaa Cusub » Dunida Sidee Ahayd Markii Ryan Giggs Uu Man United Kulankiisii Ugu Horeeyay U Saftay! (+Sawiro)

Dunida Sidee Ahayd Markii Ryan Giggs Uu Man United Kulankiisii Ugu Horeeyay U Saftay! (+Sawiro)


Ryan Giggs

Dhamaan dadka kubada cagta jecel siweyn ayay u tabi doonaan Ryan Giggs oo si rasmi ah cayaaraha uga fariistay balse halyeegaan kubada cagta wuxuu kaga tagay magac iyo mansab aan la gaari karin sidaa darteed la yaab ma ahan in sheekooyinka Sports intooda badan ay hadal hayaan Giggs iyo waayihiisii quruxda badnaa, waxaan idiin heyna sheeko xiiso badan oo lagu muujinaayo heerarkii uu Ryan soo maray iyo sida ay dunida ahayd markii uu xidigan garoomada kasoo muuqday mudo haatan laga joogo 24-sano ka hor. Fadlan sheekadan xiisaha badan hoos kaga bogo adigaba la dhici doontid:

John Major ayaa markaas Ra’isul Wasaare Ka Ahaa dalka England:

John Major

Gaariga hoos ka muuqdo ayaa markaas nooca raaxada kuwa loogu jeclaa ahaa!

Midawgii Soviet ayaa weli dunida saameyn ku lahaa:

Mikhail Gorbachev

Liverpool markaas 10-ka mid ah 15-horyaal ee ugu dambeeyay dalka England iyada ayaa qaaday!

Glenn Hysen

Sanadkii Giggs uu Cayaaraha Kusoo biiray waxaa( Oscar-ka Best Film) Loo Aqoonsada Dances With Wolves.

Sir Alex Ferguson muqaal ahaan sidaan ayuu u dhalin yaraa markii Giggs kulankiisii kowaad uu United u saftay.

Premier League markaas maba jirin waxaa la oran jiray English Championship.

Andy Gray and Richard Keys (Pic: PA)

Madonna Iyadana markaas waxay ahayd fanaanad laga dambeeyo oo Album-keeda Hit wada noqdeen.

Madonna in concert with iconic cone bra outfit

Adnan Januzaj maba dhalanin isaga maanta waa xidig United ay ku faanto!

Manchester United: 2014 Season in Pictures

Sawirka hoose waa markii Giggs iyo saaxiibadiisa ay xarunta tababarka Old Trafford ku jireen waa hal sano ka hor intuu uusan kooxda heerka kowaad ee United ka mid noqonin.

Manchester United youth team coach Eric Harrison with Ryan Giggs, Nicky Butt, David Beckham, Gary Neville, brother Phil Neville, Paul Scholes and Terry Cooke.


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close