Home » Maxaa Cusub » Dirqigii Oranje, Hamilawayasha Afrika, Dhamaadkii Tiki-Taka, Hormarka Croatia & Sawiradii Ugu Fiicnaa Ee Laga Qabtay Kulamadii Xalay

Dirqigii Oranje, Hamilawayasha Afrika, Dhamaadkii Tiki-Taka, Hormarka Croatia & Sawiradii Ugu Fiicnaa Ee Laga Qabtay Kulamadii Xalay


Xalay waxaa dhacay kulamo xiiso badan oo qaarkood ay gaaraan go’aano qaraar oo aan caadi aheyn ayaa ka qabsoomay Brazil iyadoo lagu kala baxay groupka B mamada Holland iyo Chile ay usoo gudbeen 16-ka halka Spain iyo Australia ay guryahooda u noqon doonaan kadib kulan sharafeedkooda.

Sidoo kale Cameroon ayaa gurigooda loo diray xili Croatia ay iyaduna hami fiican ka leedahay soo gaarida wareega 16-ka madama ay 1-dhibic u jirto xulalka Brazil iyo Mexico iyadoo wali uu kulan harsan yahay.

DIRQIGII ORANJE

135160352935 343513351935 513523353335 1073534351435 713548355735 693533354335

DHAMAADKII TIKI-TAKA

133354356435

173576356435 835123355135 853563514435 1003561357735 1253556352635 1333525353435 1333532351235 1383512835235 1543530352535 5335110353135 5535863512735 9535110359035 13735683516035 23351053511735

HAMILAAWAYAASHA AFRIKA & HORMARKA CROATIA

116352635635 146351335835 843587359935 893556359235 1083590359635 1203553515135 1213584355435 1363568357735 1483540357735 1643556359635 2635683516035 10435155356035 12435423510835 45351073516735 94351573512835

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close