Home » Europe » Europe League » Diego Armando Maradona Oo La Filayo Inuu Kasoo Muuqdo Kulanka Napoli vs As Roma

Diego Armando Maradona Oo La Filayo Inuu Kasoo Muuqdo Kulanka Napoli vs As Roma



Qareenka u dooda mucjisadii hore kubada cagta Dalka Argentina Diego Armando Maradona ayaa si joogta ah u xaqiijiyay in ay macquul tahay in Maradona uu qeyb ka noqdo kulanka habeenka Jimcaha ee dhamaadka isbuucaan ka dhici doona Olympico Stadium.

Pibe de Oro oo ah qareenka u dooda Maradona kaas oo ku sugan Roma haatan ayaa u xaqiijiyay La Gazetta Dello Sport arinkaan xili Diego Armando Mardona ay dacwad kaga furan tahay Italy iyadoo lagu soo eedeeyay arin canshuur la xiriirta xiligii uu ku sugnaa Talyaaniga.

“Imaanshihiisa Roma ayaa ku beegnaan doonta Kulanka Roma iyo Napoli” ayuu Angelo Pissani u sheegay Radio Crc.

“Waxaan Rajeynayaa inuu ka agdhawaan doono Olympico”

Roma iyo Napoli ayaa ciyaari doona Dhamaadka isbuucaan [Jimcaha] inkastoo kulankaas lagu waday inuu dhaco Sabtiga hadana waxaa lasoo hormariyay 24-saac rabshado laga cabsi qabo iney banaan baxayaal careysan ka sameeyaan sabtiga Magaalada Caasimada Roma halkaas oo uu kulanka ka dhici laaa.

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close