Home » Maxaa Cusub » Dib U Xasuusin: 10-sano Ee Aan Kasoo Gudubnay Iyo Saxiixii Ugu Qaalisnaa Bisha Janaayo Premiership-ka

Dib U Xasuusin: 10-sano Ee Aan Kasoo Gudubnay Iyo Saxiixii Ugu Qaalisnaa Bisha Janaayo Premiership-ka


to 10epl most expensive in january

Suuqa Yurub wuxuu xirmi doonaa maanta galinka dambe sidaa darteed koox walbo waxay dadaal xoogan ugu jirtaa inay gacanta kusoo dhigto xidigaha ay ku raad joogto waxaana hubaal ah in lacago badan la qarash gareyn doono sidaa darteed waxaan idiin heynaa ama dib idiin xasuusin doonaa heshiisyadii ugu qaalisnaa ee isla bishan oo kale dhaceen 10-sano ee ugu dambeesay waxayna warbixintan si gaar ah u quseysaa Premiership-ka England, Ha iloobin in Fernando Torres oo ah xidiga ugu qaalisan Premiership-ka bishan oo kale ay Chelsea iibsatay! hadaba hooskaga bogo 10-sano ee aan kasoo gudubnay iyo bisha Janaayo saxiixyadi ugu qaalisnaa Premiership-ka England:

Jan 31, 2003: Jonathan Woodgate, Leeds to Newcastle, £9m
First of many: Jonathan Woodgate moved from Leeds to Newcastle in 2003 for £9million

Feb 2, 2004: Jermain Defoe, West Ham to Spurs, £7m + Bobby Zamora
Worked out well: Jermain Defoe crossed the London divide by leaving West Ham and signing for Spurs

Jan 31, 2005: Nicolas Anelka, Manchester City to Fenerbahce, £7m
Turkey: Nicolas Anelka left the Premier League for a season when he went to Fenerbahce for £7million

Jan 31, 2006: Robert Earnshaw, West Brom to Norwich, £3.5m
£3.5million: Earnshaw chose to leave West Brom and move to Norwich in January 2006

Jan 31, 2007: Matthew Upson, Birmingham to West Ham, £6m
Four-year spell: West Ham's manager at the time Alan Curbishley (left) and owner Eggert Magnusson (right) signed Matthew Upson in the January transfer window of 2007 for £6million

Jan 31, 2008: Afonso Alves, Heerenveen to Middlesbrough, £11m

Underwhelming: Brazilian Alfonso Alves made the headlines with his deadline day move to Middlesbrough

Feb 2, 2009: Andrey Arshavin, Zenit to Arsenal, £13m
Gamble: Andre Arshavin came from Zenit St Petersburg to London for a fee of £13million

Feb 1, 2010: Adam Johnson, Middlesbrough to Man City, £7m
Winger: Adam Johnson didn't quite make the cut at City despite his £7million move

Jan 31, 2011: Fernando Torres, Liverpool to Chelsea, £50m
Over-priced? Fernando Torres has never managed to transfer his Liverpool goals to the blue shirt of Chelsea
Jan 2011: Luis Suarez to Liverpool £23million+ Andy Carroll to Liverpool £35m

Double swoop: Luis Suarez and Andy Carroll both signed for Liverpool on deadline day

Jan 31, 2012: Kevin de Bruyne, Genk to Chelsea, £6.7m 
Off again: Kevin de Bruyne only lasted two years on the books of Chelsea

Jan 31, 2013: Christopher Samba, Anzhi to QPR, £12.5m
Big money: Chris Samba presented with a QPR shirt after his £12.5million move from Anzhi

F.G: Heshiisyada qaar waxay dhaceen bilawga bishii Febraayo marka hala yaabin waayo suuqa Yurub ayaa sanadahaas maalmo dheeri ah lagu daray sidaas ula soco, mahadsanidiin.

 

 

 

 


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close