Home » Horyaalada » Bundesliga » Dhammaan Kulamada la Cayaarayo Ee Horyaalada Yurub, Saacadaha Geeska Africa Iyo Meelaha Ay Live-ka Ka Yihiin

Dhammaan Kulamada la Cayaarayo Ee Horyaalada Yurub, Saacadaha Geeska Africa Iyo Meelaha Ay Live-ka Ka Yihiin


download (1)

waxaa maanta dib u bilaaban doono Horyaalada Yurub Maadaama lagu mashquulsanaaa kulamada isreebreebka Koobka Aduunka haddaba waxaan idiin soo gudbineynaa dhammaan kulamada la cayaarayo ee horyaalada Yurub

Kulamada Premiership-ka ee maanta la cayaari doono…

2:45 duhurnimo Manchester United Vs Crystal Palace Live Super Sport 3

5:00 galabnimo Aston Villa Vs Newcastle United

5:00 galabnimo Fulham Vs West Bromwich Albion

5:00 galabnimo Hull City Vs Cardiff City

5:00 galabnimo Stoke City Vs Manchester City Live Super Sport 3

5:00 galabnimo Sunderland Vs Arsenal Live Super Sport 5

5:00 galabnimo Tottenham Hotspur Vs Norwich City

7:30 fiidnimo Everton Vs Chelsea Live Super Sport 3

Kulamada La Ligaha Spain ee maanta la cayaari doono:

5:00 galabnimo Atletico Madrid Vs Almeria Live Aljazeera Sport +2

7:00 fiidnimo Levante Vs Real Sociedad

9:00 fiidnimo Barcelona Vs Sevilla Live Super Sport 5

11:00 habeenimo Villarreal Vs Real Madrid Live Super Sport 3

Kulamada Bundesligaha Jarmalka ee galabta iyo fiidkii la cayaari doono…

4:30 galabnimo Augsburg Vs Freiburg

4:30 galabnimo Bayer Leverkusen Vs Wolfsburg

4:30 galabnimo Bayern Munich Vs Hannover 96 Live Super Sport 7

4:30 galabnimo Mainz 05 Vs Schalke 04

4:30 galabnimo Werder Bremen                Vs Eintracht Frankfurt

7:30 fiidnimo Borussia Dortmund Vs Hamburger SV Live Super Sport 7

Kulamada Serie A-da Italy ee caawa la cayaari doono…

7:00 fiidnimo Inter Vs Juventus Live Super Sport 5

9:45 fiidnimo SSC Napoli Vs Atalanta

9:45 fiidnimo Torino Vs AC Milan


Hal Aragti Ayaa Laga Bixiyay: Dhammaan Kulamada la Cayaarayo Ee Horyaalada Yurub, Saacadaha Geeska Africa Iyo Meelaha Ay Live-ka Ka Yihiin

  1. mohamed noor mursal Reply

    September 14, 2013 at 7:22 AM

    ok

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close