waxaa caawa la cayaaraa dhowe kulan oo ka tirsan horyaalada Italia Iyo Spain iyadoo la xasuusta inay kulamadii labaad ee la cayaarayo asbuuc gudihiis, waxayna kooxaha isku arkayaan sidan hoos ku qoran:
Kulamada wareega 2-aad ee Capital One Cup caawa la cayaari doono…
9:45 fiidnimo Aston Villa Vs Tottenham Hotspur Live Super Sport 6
9:45 fiidnimo Burnley Vs Nottingham Forest
9:45 fiidnimo Hull City Vs Huddersfield Town
9:45 fiidnimo Leicester City Vs Derby County
9:45 fiidnimo Manchester City Vs Wigan Athletic Live Super Sport 3
9:45 fiidnimo Southampton Vs Bristol City
9:45 fiidnimo Sunderland Vs Peterborough United
9:45 fiidnimo Swindon Town Vs Chelsea Live Aljazeera Sport +10
9:45 fiidnimo Watford Vs Norwich City
9:45 fiidnimo West Ham United Vs Cardiff City
10:00 habeenimo Fulham Vs Everton
Kulanka Italian Serie A ee caawa la cayaari doono
9:45 fiidnimo Udinese Vs Genoa Aljazeera Sport +7
Kulamada La Ligaha Spain ee caawa la cayaari doono….
9:00 fiidnimo Barcelona Vs Real Sociedad Live Super Sport 5
9:00 fiidnimo Levante Vs Valladolid
11:00 habeenimo Atletico Madrid Vs Osasuna Live Super Sport 5
11:00 habeenimo Malaga Vs Almeria
Kulamada wareega 2-aad ee German Cup caawa la cayaari doono
8:00 fiidnimo 1860 Munchen Vs Borussia Dortmund
8:00 fiidnimo Preußen Münster Vs Augsburg
8:00 fiidnimo SC Wiedenbrück Vs Sandhausen
8:00 fiidnimo Wolfsburg Vs Aalen
9:30 fiidnimo Bielefeld Vs Bayer Leverkusen
9:30 fiidnimo Hamburger SV Vs Greuther Furth
9:30 fiidnimo Hoffenheim Vs Cottbus
9:30 fiidnimo Mainz 05 Vs FC Cologne