Home » Horyaalada » Bundesliga » Deg Deg: Xulka Jarmalka Oo Gaareen Magaalada Berlin Iyo Soo Dhaweyn Taariikhi Ah Oo Loo Sameeyay (+Sawiro)

Deg Deg: Xulka Jarmalka Oo Gaareen Magaalada Berlin Iyo Soo Dhaweyn Taariikhi Ah Oo Loo Sameeyay (+Sawiro)


Germany arriving Berlin

Xulka Jarmalka oo loo caleemo saaray horyaalka aduunka kadib markii ay ku guuleesteen FIFA World Cup 2014 ayaa haatan si rasmi ah dib ugu laabteen magaalada Berlin kadib markii xulkan labadii maalmood ee aan kasoo gudubnay ay ku sugnaayeen dalka Brazil wiilasha macalin Joachim Low ayaa usoo duuleen ciidooda hooyo waxaana magaalada Berlin kusoo dhaweeyeen 500,000 oo taageero ah kadib markii ay diyaarada kasoo dageen waxay aamini waayeen xidigaha Jarmalka taageerayaasha faraha badan ee banaanka magaalada Berlin ku sugayeen.

Joachim Low with World Cup trophy

Xulka Jarmalka waxay ku guuleesteen koobka aduunka markoodii 4-aad balse waa markii ugu horeesay oo ay Jarmalka ku guuleestaan Koobka Aduunka kadib markii labada Jarmal ay dib u midoobeen sanadii 1990, hadaba hoos kaga sawirada iyo dabaal daga sidii Jarmalka loo soo dhaweeyay:

Fans cheer as the plane carrying the German national soccer team flies over the "fan mile" public viewing zone before landing at Tegel airport (14 July 2014)

German fans gather in front of a stage installed for a victory parade of the national football team at Berlin's landmark Brandenburg Gate (15 July 2014)

Fans arrive to to welcome the German national soccer team in Berlin (15 July 2014)

Fans prepare to welcome German national soccer team in Berlin (15 July 2014)

Germany's victory parade

View image on Twitter

View image on Twitter

Mario Gotze wiilkii Jarmalka koobka gacanta u galiyay oo afka kala furtay kadib soo dhaweyntii Berlin

View image on Twitter

Bastian iyo Lukas oo ku faraxsan inay gaareen hadafkii ay waligood hiigsan jireen!!

View image on Twitter

Ozil oo la dhacsan in taageerayaal farabadan ay magaalada Berlin kusoo dhaweeeyeen kadib guushii Koobka Aduunka.

View image on Twitter

Taariikh ahaan weli ma dhicin in tagaareeyaal 500,000 oo sare u dhaafayo inay xidigaha xulka Jarmalka soo dhaweeyaan!!


Close