Maalinkasta Hiilkubad wuxuu raadraac ku sameeyaa wararkii ugu dambeeyey oo ay qoreen wargeysyada Yurun ee suuqa kala iibsiga.
Sidaas darteed warbixinta ugu hadal heynta badan ee Spain ayaa noqotay imaanshaha Falcoa ee Magaalada Madrid iyadoo lagu wado inuu ku biiro kooxda Real Madrid.
Wargeyska AS ayaa qoray in Xidiga kooxda Monoca uu u Joogo Caasimadda Spain ee Real Si uu u dhameystiro ku biiritaanka kooxda Real Madrid.
Haddaba wixii kusoo kordha waxaad kala socon doontaan Hiilkubad.com, gaar ahaan Barnaamijka Live-ka ah
Profile