Home » Horyaalada » La liga » DEG-DEG: Ivan Rakitic Oo Ku Guuleystay Tijaabadii Caafimaad Ee Barcelona (+ Sawiro)

DEG-DEG: Ivan Rakitic Oo Ku Guuleystay Tijaabadii Caafimaad Ee Barcelona (+ Sawiro)


_GPF9182-Optimized.v1404201264

Ivan Rakitic ayaa dhameystiray ku biiritaankisa kooxda Barcelona kadib markii uu ku guuleystay tijaabadii caafimaad ee ay marsiiyeen dhaqaatirta kooxda Barcelona.

Kabtankii hore Sevilla ayaa kooxdiisa u suruagaliyay iney ku guuleystay Europa League xili ciyaareedkii lasoo dhaafay, sidoo kalana wuxuu xulkiisa keenay ka qeyb galka Koobka Aduunka.

Croatia ayaa ku haray koobka Aduunka wareegiisa Groupyada kadib markii ay dhexda ka galeen Brazil iyo Mexico oo groupkooda kasoo baxay.

Ivan Rakitic ayaa Barcelona u badalaya Cesc Fabregas oo ku biray Chelsea wuxuuna qeyb ka yahay qorshaha macalin Luis Enrique ee Barcelona.

DAAWO SAWIRADA CAAFIMAADKA IVAN RAKITIC

Ivfan_GPF9196-Optimized.v1404201255 Rakitic Raktic

 

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website

Close