Home » Europe » Champions League » David Moyes Oo Laga Yaabo Inuu Kasoo Muuqdo Champions League & Man United Oo Ka Maqan

David Moyes Oo Laga Yaabo Inuu Kasoo Muuqdo Champions League & Man United Oo Ka Maqan


Moyes to jump straight back into Champions League football with Celtic?

Inkastoo Manchester United ay iska ceyrisay tababare David Moyes hadana kama aysan baaqan iney weyso koobka Champions League xitaa Europa League iyadoo ku dhameysatay kaalinta 7-aad ee horyaalka.

Iyadoo ay xaalada Man United sidaas tahay hadana David Moyes ayaa laga yaabaa inuu helo fursad uu kaga soo muuqanaayo Champions League markii lala xiriiriyay shaqada kooxda Celtic.

Lennon oo 42-jir ah ayaa isaga tagay shaqada Celtic iyadoo kooxda Celtic laga yaabo iney u wacato macalinka reer Scotland ee David Moyes kaas oo haatan shaqo la’aan ay heyso.

50-jirkaan reer Scotish ayaana nasiib u yeelan doono inuu kasoo muuqdo Champions League hadiiba ay suuragal noqoto in loo magacaabo xilka kooxdaas.

Moyes to jump straight back into Champions League football with Celtic?

David Moyes oo Laga Yaabo inuu ciyaaro Champions League & Kooxdii iska ceyrisay Manchester United oo aan ciyaari doonin, waana sheeko xiiso leh oo mudan in la hadal haayo.

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close