Hantida uu David Luizleeyahay : £300m
Todobadkii mushaarka uu qaato : £75,000
Da’diisa : 26 Year Old
Goobta uu ku dhashay : Diadema, Brazil
Macluumaadka David Luiz oo kooban: Xidigan wuxuu kusoo caan baxay naadiga Benfica balse sanadii 2011 ayuu Chelsea usoo dhaqaaqay, mudadii uu Benfica ku sugnaa wuxuu u dhaliyay 4-gool asigoo u saftay 74-kulan, haatana wuxuu ka mid yahay daafacyada ugu wanaagsan caalamka sidoo kalena laga qadariyo Premiership-ka England wuxuuna si joogto ah ugu cayaaraa xulkiisa Brazil iyo kooxdiisa Chelsea.
Kulamada uu Chelsea ilaa haatan u saftay :115-kulan wuxuuna dhaliyay 12-gool
Xulka Brazil kulamada uu u saftay ilaa haatan : 29-kulan wax gool ahna weli uma dhalinin
Koobabka uu ku guuleestay:
- Primeira Liga ( Portugal )
- Taça da Liga ( 3 jeer)
- Uefa Champions League 2012
- Uefa Europa League 2013
- FA Cup 2011-12
- Fifa Confederations Cup 2013
Abaal marinada uu ku guuleesatay shaqsi ahaan :
Primeira Liga Player of the Year 2009–10
PFA Fans Player of the Month
FIFA Club World Cup kubada qalinka 2012