Home » Maxaa Cusub » Daniel Agger Oo Isagoo Ilmeenayo Macalinkiisa Rodgers Weydiistay In la Fasaxo, Haddaba Yuu Ku Biirayaa?

Daniel Agger Oo Isagoo Ilmeenayo Macalinkiisa Rodgers Weydiistay In la Fasaxo, Haddaba Yuu Ku Biirayaa?


DanielAgger_1024

Kabtan ku Xigeenka Kooxda Liverpool Daniel Agger ayaa lagu soo waramayaa inuu macalinkiisa Brendan Rodgers weydiistay in loo ogolaado inuu isaga hayaamo garoonka Anfield iyadoo xilli uu ilmeenayo Waji Waji ay isku Arkeen qolka Labiska.

29 Jirkaan ayaa sheegay inuu Aadi Doono Kooxda Barcelona Halkaas oo uu aamisan yahay inuu ka heli doono boos joogta ah maadama ay u baahan tahay daafac Dhexe.

Wanted: Barcelona are believed to be interested in signing the £12million-rated centre back from Liverpool

Mirror ayaa ku warameyso In Agger uu codsigaas u gudbiyey Macalinkiisa Intii lagu guda jiray kulamadii saaxiibtinimo oo ay Liverpool kusoo qaadatay Dalka USA Xilli markaas ay ku jireen Qolka Labiska.

waxaa ooyinta xidigaan la calool xumaaday Xidigaha ay isku kooxda Yihiin waxayna u sameeyeen samarsiin iyo tacsi Maadaama uu ku hor ooyey macalinkiisa Rodgers. Xidigaan ayaa kooxdiisa Liverpool Xilli Cayaareedkii lasoo dhaafay u saftay 23 Kulan

Wantaway: Liverpool defender Daniel Agger made an emotional plea to his manager to allow him to leave


Close