Home » Maxaa Cusub » Dabaal Dagii Suarez, Saaxiibadii Kala Jeestay, Murugadii England & Sawiradii Ugu Fiicnaa Kulankii Xalay

Dabaal Dagii Suarez, Saaxiibadii Kala Jeestay, Murugadii England & Sawiradii Ugu Fiicnaa Kulankii Xalay


142351483515935

Xalay Sao Paulo waxaa ka dhacay kulan xiiso badan oo niyad jab ku abuuray Jamaahiirta Ingiriiska markii ay la kulmeen guuldaradii labaad ee kasoo gaartay koobka Aduunka.

Super Suarez ayaa wajahay kabtankiisa Liverpool Steven Gerrard iyo sidoo kale saaxiibadiisa Liverpool Sturridge, Sterling, Johnson iyo Henderson kuwaas oo xirnaa maaliyada sadexda libaax.

Si Kastaba Super Suarez ayaa sameeyay caawinaad xoog leh markii uu xulkiisa u sahlay iney 2-1 kaga gudbaan England inkastoo uu dhamaadkii dhaawac ku baxay.

90351183511335 85351403514635 83351453511635 13935142354635 10235983515835 9735133515935 11635156356135 10351393515035 13435129353335 8035723510835 7835119358935 4335157355635 3835139351235 1351003511635 1353515835135 1553515935135 2135503514235 3535155352835 1243539357935 1223541352235 1213525353135 1193570355135 1113568353835 203537354635 203544356035 523523356135 623575354635 1063513435535 27355351635 63562359835 135149352235 5335141353435

Abdirashid Mohamud Nor "SHarDinHO"

Waa Tifaftiraha & Madaxa Shaqaalaha Shabakadda Ciyaaraha Hiilkubad, Sidoo kalana Waa Tifaftiraha Wargeyska Horyaal Sports ee kasoo baxa Magaalada Muqdisho.

More Posts - Website


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close