Home » Horyaalada » La liga » Daawo: Xirfadda Goolhayaha Ay Heshiiska La Gaartay Barcelona Marc-Andre Ter Stegen, Ma Yahay Mid Ku Haboon Barca?

Daawo: Xirfadda Goolhayaha Ay Heshiiska La Gaartay Barcelona Marc-Andre Ter Stegen, Ma Yahay Mid Ku Haboon Barca?


tesrstegen

Barcelona ayaa heshiis shaqsi ah la gaartay goolhayaha da’da yar ee xulka Jarmalka Marc-Andre Ter Stegen kaas oo ka tirsan kooxda Borrusia Monchengladbach wuxuuna xidigaan kusoo wajahan yahay Barcelona xagaaga soo aadan.

Barcelona ayaa ka bixi doonta abaarta goolhaye ee heysatay mudada badan marka loo eego qaab ciyaareedka xidigaan da’da yar waana goolhaye ka mid ah kuwa ugu qabashada wanaagsan qaarada yurub xiligaan.

DAAWO XIRFADA GOOLHAYE Marc-Andre Ter Stegen


Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

You may use these HTML tags and attributes: <a href="" title=""> <abbr title=""> <acronym title=""> <b> <blockquote cite=""> <cite> <code> <del datetime=""> <em> <i> <q cite=""> <strike> <strong>

Close