Laacibka ay Ku Tiirsan tahay Kooxda United Weyn Rooney ayaa la Sheegayaa inuu kasoo kabsaday Dhaawicii kasoo Gaaray Madaxa iyadoo laga Furay Difaacii Madaxa ugu Xirnaa.
Jariirada Daily Mail ayaa soo qaaday Sawiro Muujinaya Rooney oo aysan waxna madaxa ugu Xirneyn oo Tababarka Kooxdiisa Ku jiro iyadoo la xasuusto in Kalankii Crystal Palaca ay Madaxa wax ugu xirnaayeen si looga Ilaaliyo in Mar kale Madaxa ay wax ka gaaraan.
Haddaba Daawo Sawiradaan
\ Waa Muuqaalka Rooney oo ay Madaxa ugu jirto Maro looga Ilaalinaayo Inuu Dhaawaca Madaxa ka danqado